Blogger Widgets

DAAWO MUQAAL:- Hadii Maqli Jirtay Cabdi Good Anshax xumo Ka hadlay, Maanta Isagaa Ceeb iyo Fadeexad..

Bulsha:- Abawaanka ku Soo Caan Baxay Barnaamijka isir Raaca Afka Soomaaliga ee ka Bixin jiray Tv-kaga Somali Chanel kaasoo lagu Tifaf Jiri Jiray heesaha Soomaaliga oo ay Soo Qaadaan Fanaaniinta Soomaaliyeed.



Cabdi good ayaa Barnaamika intiisa badan waxa uu kaga Hadli jiray Fanaaniinta dumarka ah ee Soo Qaawiya Jirkooda isla Markaana u Soo bandhiga Bulshada balse Maanta isaga ayeey heysataa Muuqaal tumo aan waxba Dhaamin la Soo jilay Fanaaniin Caan ah, heeso ka daawo muuqaalka Adigaa Yaabi Doonee.

HALKAN HOOSE KA DAAWO











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment