Blogger Widgets

Daawo:- Mataanaha ugu da’da weyn adduunka oo u dabaal degay dhalashadooda 104

Bulsha:- Simone Thiot iyo Paulette Olivier oo ah mataane u dhashay dalka Faransiiska ayaa u dabaal degay dhalashadooda 104-aad, waxayna labadaan mataano ay noqonayaan mataanaha ugu da’da weyn dunida ee u dagaal dega dhalashadooda inta la og yahay.

Mataanahan Simone Thiot iyo and Paulette Olivier ayaa tuulo la yiraahdo Limeray ku dhashay 11am, January 30, 1912, xiligaasi oo xaaladooda laga deyrinayay maadaama ay ahaayeen kuwo dhis ahaan u dhashay.

Simone ayaa sheegay in aysan jirin cid caawisa, wax walbana uu qabsado sidoo kalena shaqsi ahaantiisa uu mararka qaar caawiyo walaashiisa Paulette.














Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment