Bulsha:- Qaar ka mid ah jaamacado ku yaalla dalka Mareykanka ayaa bilaabay dhigista luuqada Soomaaliga oo ka mid ah luqadahaugucaansan Qaarada Africa.
Arrintan ayaa ka danbeysay kadib marki ay soo bateen Soomaalida dalkan Mareykanka iyo xiiseynta qaar ka mid ah dadka Mareykanka oo raba inay bartaan dhaqanka iyo af Soomaaliga.
Hoos ka DHageyso

Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment