Blogger Widgets

Daawo Gulled Simba oo Youtube Iskoor Ka Xidhay

Bulsha:- Xidiga da’da yar ee reer Finland Gulled Simba ayaa muuqaalkii heestiisi u dambeeyey ee “YAA” ay daawadeen Mudo hal usbuuc ah in ka badan 500kun.



Sidoo kale muqaalkii heestiisi “ASAL DHALAD” ee soo baxday 4 bilood ka hor ayay daawadeen in ka badan 1 Malyan iyo badh midaas oo muujinaysa taageerada iyo soo dhaweynta uu bulshada somaliyeed ka helay xidigan da’da yar.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment