Daawo Amiin Caamir oo Sawir Qosol iyo Yaab leh ka sameeyay Yuusuf Garaad from Kalshaale by ahmed abdi Tue May 09 2017 16:01:58 (2 hours) # 2. May 9, 2017 - Muqdisho (Kalshaale) Amin Caamir oo ah farshaxaniiste ayaa ku camirtay wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad Cumar, markii uu ka sameeyey sawir yaab badan. Sawirkaan ayuu Amin Arts ku muujiyey sawir u muuqaal shaabaha wasiirka Arimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar oo ku muujinayo inuu neceb yahay in Farta lagu taago . Sawirka u muuqaalka eg Wasiirka waxaa ku wehliya Habeeneey iyo wiil yar oo ay dhashay waxana Far shaxaniiste Amiin uu soo bandhigay wiilka yar oo farta ku taagaya wasiirka issagoo leh “hooyo waa wasiirka arimaha dibadda Soomaaiya” Waxaana sawirkaas lagu muujiyay Hooyada dhashay wiilka oo wiilkeeda u shegaysa in wasiirka uusan jecleyn in Farta lagu taago, balse aysan garaneyn sababta uu u neceb yahay arrintaas. Sida muuqato Amin Arts ayaa sawirkaan ula jeedo falkii uu Yuusuf Garaad sameeyey markii uu saxaafadda kula hadlayey garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, markaas oo ay safrayeen isaga iyo wafdi uu hoggaaminayey madaxweyne Farmaajo.

Bulsha:- Amin Caamir oo ah farshaxaniiste ayaa ku camirtay wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad Cumar, markii uu ka sameeyey sawir yaab badan.

Sawirkaan ayuu Amin Arts ku muujiyey sawir u muuqaal shaabaha wasiirka Arimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar oo ku muujinayo inuu neceb yahay in Farta lagu taago .

Sawirka u muuqaalka eg Wasiirka waxaa ku wehliya Habeeneey iyo wiil yar oo ay dhashay waxana Far shaxaniiste Amiin uu soo bandhigay wiilka yar oo farta ku taagaya wasiirka issagoo leh “hooyo waa wasiirka arimaha dibadda Soomaaiya”

Waxaana sawirkaas lagu muujiyay Hooyada dhashay wiilka oo wiilkeeda u shegaysa in wasiirka uusan jecleyn in Farta lagu taago, balse aysan garaneyn sababta uu u neceb yahay arrintaas.
Sida muuqato Amin Arts ayaa sawirkaan ula jeedo falkii uu Yuusuf Garaad sameeyey markii uu saxaafadda kula hadlayey garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, markaas oo ay safrayeen isaga iyo wafdi uu hoggaaminayey madaxweyne Farmaajo.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment