Blogger Widgets

DAAWO:- 10-ka Magaalo Ee Ugu Nolosha Fiican Caalamka 2015

Bulsha:- magaaloDaraasaad ay samaysay hay’ada Mercer Global ayaa lagu soo bandhigay magaalooyinka  caalamka ugu fiican in lagu noolaado .

Daraasaadkan cusub ayaa lagu sheegaya in magaalada Vienna ee caasimada dalka Austria ay tahay caasamada ugu fiican dhanka nolosha marka la fiiriyey arimo dhawr ah oo ay kamid yihiin heerka tayadeed nolosha waxa ayna kala yihiin:-

  • Vienna, Austria
  • Zurich, Switzerland
  • Auckland, New Zealand
  • Munich, Germany
  • Vancouver, Canada
  • Dusseldorf, Germany
  • Frankfurt, Germany
  • Geneva, Switzerland
  • Copenhagen, Denmark
  • Sydney, Australia.


Si kastaba ha ahaatee, Arimaha daraasaadkan lagu tixgeliyay waxaa kamid ah siyaasada,dhaqanka bey’ada,waxbarashada,guryaha, ganacsiga iyo caafimaadka. Magaalada London oo ah caasimada dalka UK ayaa liiska ka gashay nambarka 40-aad.














Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment