Cunooyinka Sara U Qaada Dareenka Kacsiga Markaad Cunto

Bulsha:-  kacsiga waxaana sidoo kale ku jira maadada la yiraah Omega oo kaa dhigeysa mid u diyaarsan shaqada qolka jiifka. 


Bas-baaska Kulul: waxa uu ka koban yahay maadada ah Alcabseyoum taasi oo keenysa in jirka uu soo daayo dheecaanka Nicotine kaasi maskaxda si wacan uga shaqeysiiya xoojinaya baashaalka oo ka dhiga mid aad u diiraan . 

Chocolate: waxa ay jirka ka saacidaa in uu soo daayo dheecaa ah Serotonin kaasi oo taageera ka helaya maadda kale tryptophan waana midda dhalisa dareemaha ah raalin ahansho iyo rabitaan galmo iftineducation- Aqoonta Galmada,











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment