Blogger Widgets

Baaritaan gacan lagu sameeyo:Isaga ama iyada ayaa hal ama laba faro dhexgelinaayo siilkaaga dhexdiisa.

Bulsha:- Baaritaan gacan lagu sameeyo:Isaga ama iyada ayaa hal ama laba faro dhexgelinaaya siilkaaga dhexdiisa…

Baaritaanka gacanta lagu sameeyo waa marka takhtarka uu isticmaalayo mid ama laba farood si ay u hubiso in ilma-galeenkaaga iyo ugxan sideyaashaada (waa barta jirkaaga ukunta uu ku keydiyo) inuu caafimaad qabo.

1. Isaga ama iyada ayaa hal ama laba faro dhexgelinaayo siilkaaga dhexdiisa. 

2. Takhtarka ayaa sidoo kale laga yaabaa in ay dabada farta geliso (halka xaarka ka soo bax) si buro ama wax soo kuusan looga baaro.














Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment