Atriisashada caanka ah ee Lindsay Lohan oo muslimtay.

Bulsha:- Atriisashada caanka ah Hollwyood ee u dhalatay Mareyanka ee Lindsay Lohan ayaa  la sheegay in ay qaadatay diinta Islaamka oo ay soo muslimtay. 

Warar hoose oo laga helay atriishadan ayaa sheegaya in ay ku Islaamtay magaalada Dubai oo ay waayahan daganeyd halkaasoo ay afka carabigana ku baraneyso. 

Lindey Lohan ayaa waxaa arrintaan ay soo shaacbaxday kadib markii ay tirtirtay sawiradeedii Instagramka ugu jiray oo dhan iyadoo kusoo qortay Wacaleykum Wasalaam kaliya oo ah salaanta Islaamka. 




Waxaa la xasuustaa in Lindsey Lohan lagu arkay laba sano kahor kutaabka quraanka iyadoo wadato waxaana sidoo kale la ogaa in waayahaan ay caawineysay qaxootiga Syria ee jooga dalka Turkiga iyadoo lagu arkay dhowr jeer iyadoo xijaab ku labisan.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment