Aqristayaasha Wey Codeyeen: Waa Lahelay Atoorahii Anushka Shetty Bollywoodka Kuso Dhaweeyn Lahaa!!

Bulsha:- waxaan idiin la wadaagnay  maqaal aan ugu codeyneenay atarishada Anushka Shetty oo kusoo biireysay Bollywoodka.

sidaa awgeed lama yaqaano mashruuca ay saxiixan doonto iyo xidiga weyn ee la hogaamin doono, hadaba angaoo saadaalin bixineyna waxaan tartatn siinay 5 atoore.

5 atoore waxay u tartamaayen xidiga ku haboon ee la keeni kara filim ama kusoo dhaweyn kara xidigtaan walibana filimkeeda koowad atoore ka noqon kara.

hadaba aqristayasha wey codeyeen waxaana codkooda dhiibteen ilaa 20 aqriste, waxayna guusha raacday Super Star Akshay Kumar maadama uu helya cod dhan 8.

dhamaan Super Starska tartamaayen codadkooda halkaan hoose kaga bogo midwalba codka uu helay.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment