Blogger Widgets

Akhri Afarta Hab ee Lagu Ogaan Karo Dumarka Xishoodka Badan Hadan Raba in Loo Galmoodo.

Bulsha:-  Inta badan dumarku way xishood badan yihiin, siiba arrimaha galmada sida nimanka oo kale naago caddaysanya inay galmo u baahan yihiin way yaryihiin siiba kuwa da’da yar oo u dhexaa 15 ilaa 29 marka haddii ay u baahan tahay xaaska galmo waxaa laga dareemaa waxyaalo ku tusinaya inay diyaar tahay waxaa ka mid ah :

1- inay is qurxiso oo dhar fiican ay soo qaadato oo ay ninkeeda sugto hadduu maqan yahay

2- inay kaftan farakacayaar ah la gasho ninkeeda

3- inay dhar khafiif soo qaadato sida diraca oo kale iyadoo aan hoos wax ka gashanayn oo ninkeeda sidaa ku soo ag fariisato ama hortiisa ku foofoorarsata iyadoo si daran baryaheeda u muujinaysa oo iska dhigaysa inay wax dhulka ka gurbinayso

4- inay ninka ku tiraahdo dhabarka baa la iga hayaa ee ii riixrii














Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment