Aamir Khan Goaankiisa Dib Ayuu Ula Laaban Doona, Katrina Aya Door Kaheshay Filimka Thugs Of Hindustani!!

Bulsha:-  Sidaan wada ognahay filimka Thugs of Hindustani kaaso ay hogaamiyaal ka yihiin Aamir Khan iyo Amitabh Bachchan ayaa dib u dhac weyn ku bilaawday xiliga duubis lagu bilaawi lahaa.

filimkaan marhore ayaa duubis lagu bilaawi lahaa balse waxaa intaas la raadinayey atariishada filimkaan hogaamin laheyd.

wixii la meermeeraba ugu dambeyn waxaa lahelay Fatima Sana Shaikh taaso door muhiim kulaheed filimkii Dangal ee Mr. Prefictionst hogaamiyaha ka ahaa.

hadaba aqriste xisaabta kudarso hadeer Fatima bas kama qyeb gali doonto filimkaan sido kale Katrina aya dhankeeda door muhiima ka cayaari doonto.

horey waxaan idin kula wadaagnay in Aamir Khan uusan marnaba jecleyn inuu filim lasameyo atariisho uu horey filim ula sameyay sidaa awged xidigo badan ayuu hada kahor iska diiday balse markaan goaankiisa inuu dib ula laaban doono ayee u ektahay.

maadama Katrina filimkan qeyb ku lahaan doonto,sida wararka sheegayan Aditya Chopra oo filimkaan maal galiye ka ah ayaa koox diisa usoo bandhigeen in Katrina filimkaan door laga siiyo.

Aditya kama labalabeen ee horey ayuu u aqbalay maadama uu horey u arkay waxqabadka Katrina oo ay shaashada sida quruxda badan ola wadaagtay Aamir filimkii Dhoom3.

hadaba Aamir goaankisa wuu la laaban doona sida muuqata waayo labada atariisho ee filimkaan loo doortayba waa xidigo uu horey ula soo shaqeyay.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment