3 Qodob oo Muhiim ah Lamaanaha is Jecel

Bulsha:- Xariirka Jaceylka waxaa wanaagsan inaad u kool kooliso Sidii Carudkaaga oo kale kana ilaaliso waxyaabaha caqabadaha ku noqon kara taasooy muhiim tahay inaad waqti waliba ku ilaaliso Xiisaha.

Hadaba Shabakada warka.aduun.com waxay kusoo bandhigeysaa Sedex qodob oo Muhiim ah inaad iska ilaaliso si aad horumar uga gaarto Xariirkaasi Jaceylkaa.

1. Xaq dhowr la’aanta

Hadii Lamaankaagu uu xaq dhowr la’aan kaa arko waxaa hubaal ah inuu ku niyad jabayo xariirkaas jaceyl kuna abuurayo cadaawad waarta waxaase fiican inaad xaq dhowrto jaceylkaaga si farxada aad dacalka uga dhagtaan.

2. Shakiga

Shakiga oo ah wax qofka bini adamka ku beerma isla markaana dhunsha kalsoonida ayaa in badan oo inaga mid ah waxay la tacaalayaan sidii u ogaan lahaayeen sirta ay aaminsanyihiin iney ka qarsoontahay waxaana dhaawac kaaga imaan kara dhan walbo.

3. Isla weynida

Hadii aad isla weyntahay waxaad noqoneysaa ruux isaga dhan aanan u qalmin Bini aadamka koonkan saaran waxaase hubaal ah inaad ku seeri doonto jaceylka aad markaasi majaraha uheysid.

Haidi aad ku Dadaasho sedexdaan iyo kuwa kaloo kamuhiimsanba waxaa hubaal ah inaad ka Guul gaarayso Xariirkaasi , inta badan warka.Allshukaansi.com wuxuu Garab istaagsanyahay Maskaxdaada Akhristoow hana Baqiilin Fikirkaaga Mahadsanid.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment