Ragoow Afartaan Astaan Dumarka Leh Guur ma galaan ! (Sirta Nolosha)

Bulsha:- Waxaa jira ninyahoow arimo badan oo ay haboon tahay in aad wax ka ogaato ka hor inta aadan guur sameyn oo aad il gaar ah isaga yeelato haweenka tilmaamahaan leh .

* Haweeneyda U Dhaqanta Sida In Ay Nin Tahay : haweeneyda waxa ay ku qurux badan tahay haweenimadeeda ogoow ragga kama helaan haweenka jecel in ay sameeyaan wax waliba oo ninka uu sameeyo oo qaabka ay u dhaqmeyso aad moodo in ay nin tahay .

* Midda Madaxa Adag : waa mid mar waliba isku dayda in ninkeeda ku qanciso afkaaro qaldan , waa mid aan aqoon mahad celinta oo ay adag tahay in la qanciyo.

* Midda Neerfoosaha Ah : waa mid xanaaqeeda dhaw yahay wax yar ayay hawada ku galeysaa , waa mid marka ay xaanaqdo dharkeeda ku qamaameysa iyo in wajiga iska dharbaaxdo isla markaana nasiibkeeda wax ka sheegeysaa sirhufaN waxa ay ku leedahay haddii nin aad u dul qaad badan tahay oo awooda in uu dajiyo dhib kuma jirto in aad wax la wadaagto midda tilmaamahaan leh .

* Midda Diinta Yar : waa mid aan dan ka laheyn arimaha diinta , waxa ay soo bandhigtaa quruxdeeda oo bananka ayay keenya, ragga ayay u qososhaa haddii la wacdiyana waxa ay ku leedahay Iimaanka Qalbiga ayuu jiraa .











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment