NINYAHOW MA RABTAA JACAYL DHABA OO XAQIIQ AH..

Bulsha:- Hadii aad baahi uqabto jaceyl, waa in aad iska ilaalisaa nabaro badan oo qatar ku ah jaceylka, waxaa aadtahay wiil dhalinyaro ah ama gabar dhalinyaro ah, waxaad ku jirtaa xiligii dareen kaaga uu u baahna jaceyl, waxaad rabtaa in aad sameysato saxib ama saxibad, hadaba maxaa kula gudboon in aad sameyso? waa in aad ogaata jaceyl ka in uu yahay bad galid mooyee aan ka bixitan leheen waa in aad ogsoontahay qatarta uu leeyahay isla markaana uusan eheen jacylka wax dheel dheel gala ama kaftan iyo qoob ka cayaar.

Waxa uu wadanka Somalia soomaray xili aad u fiican nabad barwao jaceyl uu ka jiray hadaba xiligaas dadka maxay ahaayen? ………………………..
Maxay isticmaali jireen ? so baar marka aad so ogaato kadib adigana ku dhaqan, wixii aad wax ka so ogaatay, waadna dareemi kartaa faa’ido in ay lahaayen wixii xiligaas dadkii hore ay isticmaali jireen ……..

Xiligii hore somalida waxa ay lahaayen Abwaano Qatar ah bulshada dhamina magac ku lahaa waxa ay lahaayen buugaag ay qoreen, gabayo ay tiriyeen, heeso ay alifeen, dadka dhamaanina waxa ay ahaayen kuwo jecel, hadaba somalida waxa ay lahaayen dhaqan faa’ido badan leh, qof kii haleelahina uusan arkaynin dhib iyo shido midna, hadii aad u baahan tahay jacel xaqiiq ah in aad hesho waa in aad u dhaqantaa sidii ay u dhaqmi jireen dad kii hore.
Bulshadii hore , waa in aad aaminsantahay farqiga dadkii hore iyo dadka maantay u dhaxeeyaa uu yahay mid aad u kala fog, marka aad so ogaato asalkaaga waxa uu soo ahaan jiray, waxaa dareemeysa wax badan oo maantay dadka jiraa ay sameyan in uu yahay qalad iyo wax aan fiicneen, hadaba la soco wax aan dadaal badani loo soomarin laguma nasto, maadama aad tahay wiil jacel dhaba raba ama gabar jaceyl dhaba rabto hadaba waxaa qasab kugu ah, inaad so baarto dhaqan kagi so jireen ka ahaa, jacel kii dad kii idinka horeyay buugagti iyo heesihi ay inooga tageen abwanadi hore qorayashi hore…











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment