Blogger Widgets

Ninka Si Kasto Oo aay Ugu Muuqato Ad-adeyg Gabadha Waxey Noloshiisa Ku Burburin Kartaa Sadaxdaan Arimood..!!

Bulsha:-  Arimo badan ayaa ninka qalbiga ka jibiya taas oo keeni karta in aad ku weyso jaceylkii uu ka hayay hadaba arimahaan il gaar ah isaga yeelo .

Beenta : Ma aha been aad ku qarineyso hinaasahaada ama in aad isaga u careysan tahay ee waa in qodobada xariirkiina jaceylka in aad been ku dhisto ogoow xariirka jaceyl ee guuleystay waa midka ku taagan runta iyo saxaaradda waxa ay ku leedahay u sheeg sirtaada si xariirkiina wadada toosan uu u hayo.

Bixitaan : Ka digtoonoow in haddii ay dhacdo in aad xoogaa is qilaaftaan in aad ka tagto guriga ama in aad go`aansato in aad u wareegto magaalo kale , ragga ma jecla mana ogalaadaan in haweenkooda ka maqnaadaan , waxa uu dareemayaa bah dil iyo in uu qiimo laheyn .

Isla Weynida ” tan waa midda ugu daran , qalbiga ninkana hal mar ayay jibineysaa , haween badan ayaa iska dhaadhciya in kibirka ay ku kasabaanayan qalbiga ninka waa been iyo qiyaali ay iska dhaadhiciyeen .
Arintaan isla weynida waxa ay qubarada ku leeyihiin waxa ay soconeysaa xilliga is barashada ee gabaryaheey arimahaan taxadar u yeelo.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment