Blogger Widgets

Katrina Kaif oo Kusoo Biirtay Instagram Iyo Super Star Salman Khan Oo Ku Soo Dhaweeyay Laakiin Kuma Darsanin

Bulsha:- Katrina Kaif ayaa kusoo biirtay Instagram atarishadaan ayaana si weyn loo wada sugaayay inay sameysato bartaan intay soo saarin wax Post waxaa follow gareeyay atariishadaan dad gaaraaya 167K.

Waxay soo saartay sawirkeeda ugu horeeyay waxayna heshay 231,876 oo Like ah atariishadaan ayaa taageer weyn ku leh gudaha hindiya iyo daafaha caalamka.

Sido kale Markay kusoo biireysay FB soo 24 sac gudahood waxay ku heshay 3 Million oo taageero ah dhinaca kale Salman Khan ayaa soo dhaweeyay Katrina Kaif kusoo biiritaanka Instagram-ka laakiin kuma uusan darsanin.

Maadaam Salman Khan Instagram-kiisa ilaa hada Follow uusan dhahin.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment