Iska ilaali oo Haguursan waliga Dumarka noocan ah waa…..

Bulsha:-  Raggu in ay helaan qeybtooda kale ee kamaqan ama qofkii ay nolasha la wadaagi lahaan ma aha mid fudud hadaba si ay u helaan midii ay nolasha la wadaagi lahaan ayaa waxay raggu ku qadataa waqti dheeer in ay ka baraan dagaan ama ka fikriiraan.

waxaan halkan idinku haynaa qodobo hadii aad ku aragto naag aad guursan rabti in ay tahay in aad iska dhaaaftid oo aad guurkaas joojisid.

1 Haweenka quruxda badan een caqliga laheyn: ragga ayaa ah inta badan kuwo raadiyo naag haweeney qurux badan balse markay arkaad in ay tahay mid aan fahmaynin oo caqli yar bay waxay bilabaan in ay tartiib tartiib isaga dhafaan ogana dheeradaan iyagoo oo wax ka sheegaya caqligeeda.

2: Haweenka guurka ku waalan:haweenka qaar ayaa waxey bilabaan in an kala hadlaan guri aad dajin doontid dahabka aad u gadi doontid taashka ay xiran doonto hoolka uu arooska ka dhacaayo iyo waxyaabo badan oo aan muhiim aheyn balse haweeneyda dhabta ah ee mustaqbalka wanaagsan rabata waxay kala hadleysa dhisida guri waara iyo waxa udub dhexaadka u noqonaayo gurigaas.
3:haweenka noolashooda ku saleeya filimaanta ay dawadaan: haweeneyda raaliyada ah waxey bilabeysaa in ay kala doodo mustaqbalka reer xiliga aad isbaraneysiin halka kuwa kale bilabayaan khilaaf ku saabsan arin ini dhex martay xili kasta oo ay soo dawato musal sal ama film.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment