Blogger Widgets

Deepika Padukone Oo Hees Ka Qaadi Doonto Filimka Raabta Ee Hogaamiyaha Ka Yihiin Sushant Singh Rajput Iyo Kriti Sanon

Bulsha:- Hadaa Ka heshay goos gooska filimka Raabta ee hogaamiyaka yihiin Sushant Singh Rajput Iyo Kriti Sanon haatan waxaa la shaaciyay in Deepika Padukone hees ka qaadi doonto filimka Raabta.

Ma Sugi doontid Deepika dhamaadka sanadkaan oo usoo baxi doono filimka Padmavati Deepika ayaa 9 june waxaa ku arki doonto filimka Raabta oo ay hees ka qaadi doonto.

Xidigtaan ayaana sawir laga soo bandhigay oo ku aadan heesta ay ku leedahay filimkaan Kooxda filimka Raabta oo Twwiterkooda ku shaaciyay arintaan kana soo bnadhigeen atariishadaan sawir gaar u ah heesteeda.



Ma aha markeeda ugu horeysay ee Deepika Padukone hees ka qaadi filim waxayna hori hees ugu qaaday filimka Deepika Padukone qarash gareeyay Homi Adjania ayaa atariishadaan heesta filimkaan ka siiyay maadaama uu ku tilmaamo nasiibkiisa sido kale wuxuu u sameeyay filimada Cocktail Iyo Finding Funny.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment