Dareen Culus Ayaa Ku Jira Ibta Naasaha Dumarka

Bulsha:- Sida ay in badan qoreen dadka ku takhasusay aqoonta galmada iyo guurka ayaa waxay sheegeen in haweenka kacsi waali ah ayay ka qaadaan iyo istiimin aad u macaan marka si toos looga nuugo ibta hore ee Naaska iyidoo si khafiif ah ilkaha ugu qabanaya sida adigoo wax qaniinaya oo kale.

Sidoo kale Haweenka qaar waxeey raaxada ka helaan Dhunkashada xabdka gaar ahaan inta u dhaxeyso labada Naasood iyo cambarada qoorta kadibna gacanta mar mari Xubinta taranka haweenka iyadoona ay ka dhalaneyso raaxo Waali ah.

xaaska ha kula boodin Galmada iyadoo aan si heersare ah u raaxeeysan,Waayo Waxaa Macquul ah in markaad u galmooto aad horay ka biyo baxdo ,kadibna Gabadhii oo bar go’ah aad u noqan weyso marlabaad si deg deh ah hadabada si aadan u fashilmin marka hore si heer sare ah ugu raaxeey oo isku day inaad iyada u raaxeyso markaad iyada u raxayso adigana si fiican ayaad u raaxaysanaysaa.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment