DAAWO Maxaa Keena Cuncunka gabdhaha siilkooda Ku imaada: Ogow Cilmiga in bulshada loo bandhigo lagama xishoodo

Bulsha:-   Maxaa Keena Cuncunka
gabdhaha xubanahooda taranka
Ku imaada: Ogow Cilmiga in bulshada loo
bandhigo lagama xishoodo…
Marka haweenayda ay nadaafadda ku dadaali
weyso waxaa u imaan kara cuduro oo dhib weyn
u keeni kara xubnaha taranka dumarka, tusaale
ahaan naagta waxaa laga rabaa inay iska
nadiifiso mar walba cambarka waa inay iska
xiirtaa shuunka mar kasta ma fiicna inay deyso
shuunka waayo waxay keenayaan kulayl meesha
dhidid badan ayaa ka imaanaya nabro ayaa laga
yaabaa inay ka soo baxaan marka bisqinta ay
badato, teeda kale waxay keeni kartaa inay injir
ka timaha hoose gasho, taas waa midda
banaanka siilka la xiriirto midda gudaha boqa waa
inay dhaqdaa oo ay ka ilaalisaa wasakha iyo
bagteeriyada,
haddii ay ku aragto cucun waa inay biyo kulul
iyo cusbo ku nadiifisaa, haweenka buuran gaar
ahaan aad baa looga rabaa inay shuukooda xiiraan waayo hoostooda
aad bay u laaban tahay, sidoo kale kilkilaha waa inay xiirtaa naagta,
shiir badan ayay yeelan kartaa haddii timaha kilikila ay sii dayso,
marka galmada naaagta ku bilaabato haddii aysan nadiif ahayn ninka
raaxada way ka haadaysaa, nacayb ayaa u imaanaya ninkeeda.



marka galmada naaagta ku bilaabato haddii aysan nadiif ahayn ninka
raaxada way ka haadaysaa, nacayb ayaa u imaanaya ninkeeda.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment