Blogger Widgets

Daawo: Amiin Caamir oo Sawir Cajiiba ku Muujiyey GABDHO Dhalinyaro ah oo Hargeisa ugu Xidhan Dirac Buluug ah

Bulsha:- Waxaa magaalada Hargeisa Weli ku xidhan Afar Gabadhood oo Dhalinyaro ah, Kuwaasi oo lagu eedeeyay inay Xidheen Dirac Buluug ah oo Calanka Soomaaliya u eg.


Gabdhan ayaa Maxkamadu Xukuntay in lasii daayo, ayaa la diiday sii Dayntooda, waxayna Weli ku jiraan Xabsiga, Iyadoona Waalidiinta Dhalay ay sheegeen inay Halkaasi Dhibaato kala Kulmeen Caruurtooda.

Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa Isaguna Sawir ku muujiyey Xaalada Gabdhahaasi Dhalinyarada ah iyo Xaqadarada lagu Haysto.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment