Calaamada lagu garto ninka guska weyn

Bulsha:- ninka haduu fara dheeryahay guskisia waa weyn yahay ama uu caga dheer yahay

naagtana ayadana waa sidoo kale

Inta badan Lamaanuhu waa kuwa meelo fog fog wax ka eegaya balse aynaan sahal u eheen in waqti dhaw uu ku garto in Lamaankiisu yahay qof Daacadnimadu ka dheertahay.

Hadaba bahda iftineducation.com ayaa idiin soo bandhigeyso Qodobo lagu garto qofka aanu xariirka Haasaawaha dhab ka ahyn .

Balan la’aan : daacadnimada qofka wax yaabaha ugu waa wayn ee lagu garto ayaa ah in uu dhooro    balanta, hadii aad mar aragto qofka oo aan tix galin xiliga balanta waa laba arimood midkood in qofkaas uu ku jecleen iyo in uu xiligaas aad balanteen uu la balansanyaay qofka kale ee laguugu dulwado.

Mashquul Aan Jirin: wuxuu ku andacoodaa in uu mashquul yahay wuxuuna soo tiriyaa qofka wax yaabo badan uu kuu muujin karo in uu mashquul yahay, xiligii dan ay kaa gasho wuxuu la soo kala baxaa cududaaro tiro badan aadan maleesan karin.



Codsiyo Tiro Badan: in wax lakala codsado labada lamaane waa muhiim hasa ahaatee codsiga aan ka hadleeno ayaa ah mid ku tusinaya in qofka aad la socoto ku waydiisto wax yaabo qaar aadan awoodin ama kulan kasta shuruud kaaga dhiga in aad keento wax yaabo, waxaadna ka garan kartaa qofka markii uu wax kaa codsado wuu ka xishoonayaa in uu marlabaad hadane codsi ku waydiisto laakiin qofka aan ku rabin uma jixin jixo wax yaabahaas markasta codsigiisa wuu soo taaganyahay.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment