Akshay Kumar Iyo Gabadhiisa Nitara, Shraddha, Iyo Xidigaha Kale Ee Sawir Laga Soo Qaaday Ayagoo Ku Sugan Mumbai

Bulsha:-  Waxaaba muuqata inuu bilawday fasaxa xagaaga maadaama xidigaha bollywood-ka isbuucan si weyn loogu arkay ayagoo ku sugan meelo kale duwan Mumbai gudahiisa.

Waxaana sawiro laga soo qaaday Akshay Kumar oo waqti la qaadanaayo xaaskiisa Twinkle Khanna Iyo Gabadhiisa Nitara iyo wiilkiisa Aarav oo kasoo tiyaatar qaas multiplex ah oo ku yaalo Mumbai inkastoo Akki mashquul uu yahay hadana waqti uma waayo familkiisa.

Sido kale waxaa sawiro laga qaaday Sonam Kapoor oo shopping sameysaneyso waxaana la socday Sunita Kapoor waxayna goor dhow ka howl gali doonta filimka Veere Di Wedding ee kula wehliyaan Kapoor Khan, Swara Bhaskar iyo Shikha Talsania waxaa kaloo sawiro laga soo qaaday Arjun Kapoor iyo shraddha Kapoor oo xayaysiin u sameynaayeen filimkoodsa Half Girlfriend.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment