5 SABABOOD OO KAA HORTAAGAN INAAD SI RAAXO LEH U WASTO XAASKAAGA

Bulsha:-  Barashada Wasmada  5 Sababood Oo Kaa Hortaagan inaad Si Raaxo Leh U Wasto Xaaskaaga Ama Naagtada…Baro Imika Oo akhriso….Somalida ayaa wasmada dhib ku qaba iyagoo khaati ka taagan wasmada qaab darada ah ee ay la dul taagan yihiin xaasaskooga wasmada somalida waxa qaab darada ka dhigay waa iiman li’ida iyo degdeg oo aad u malaynaysid inay naagtu ka baxsanayso..taas oo keenaysa wasmo fool xun oo bilaa raaxo ah..haddaba ma rabtaa inaad si raaxo leh u wada raaxaysataan xaaskaga ama saaxiibta oo wasmo naxariis le aad wadaagtaan…. hoos ka akhriso 4 qodob oo aad u muhiim ah

1-Wasmada uma iskuma diyaarisid ee sidii xoolaha uunbad dusha ka fuusha naagta

2-nadaafad la’aan ama qubays la’aan waxay keenta inuu qofku niyad jab qaado oo wasmadana uusan ku qanacsanayn.

3-hurdo la’aan waxay keenta deganaansho la’aan taaso qofku uusan wasmada sifiican uga qayb qaadan karin.

4-shaqo badan shaqada oo kaa badata waxay keenta kacsi burbur iyo wasmo burbur si raaxo ahna la iskuma waso.

5-jimicsi la’aan waxay keenta faxad la’aan farxad la’aana wasmo wanaagsan majirto  markaa isku day inaad xarakaad sameyso ama jimicso ama orod samee.



intaas haddii aa diska ilaaliso insha allah wasmo raaxo leh waad helayssa ilaahay idamkii ku dadaal siigada ha la iska daayo dhalinyarooy hadhoow markaad guursataan waad ku fashilmi doontaan idinkoo xumaan noo arkayn waa waano idinkaga timid maamulka websiteka bulshodoon mahadsanidiin.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment