Wiil baan is jecel nahay walaalkayga ayaa diidan ila taliya

Bulsha:- magacaygu waa ahlaam waxaan ahay 18 jir waxaan jecelahay qof isaguna ii jecel si kadaran sidaan u jecelahay mudo sadex sano ah wuxuu isoo bandhigtey guur anigana waxaan ka cabsanayaa 

walidkeey waayo hooyadeey waxaan ka dareemaaa diidmo iyo kalsooni daro ka dhan ah wiilkaas hadii aan u

 bandhigo go.aan kasoo ah guur waxaan ka cabsanaaya ineey diidaan waayo waa qof yar waxayna moodayaan inaanu 

masuuliyad iga qaadi arin isaga da.diisu 

waa 20 jir marka ila taliya asxaabeeyuuu



Wiil baan is jecel nahay walaalkayga ayaa diidan ila taliya







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment