Si aad u hesho Raaxda Sariirta oo dhamaystiran sidaan samay…. sheeko galmo oo kacsi leh

Bulsha:- Raaxa sariireed degdegta oo socota waqti gaaban isla markaana dhamaata wax nah ah ay leedahay ma leh labada qof ee raaxadaas wada qaadanayana ma helayaan qanac dhamays tiran haddaba hadaad si fiican u akhrisid qodoban isla markaana aad si wanaagsan u fulisid waxaa hubaala ah in aad gaaraysid raaxo dhamaystiran isla markaana ay noloshiina ka lamaane ahaan ay wax weyn iska badalayaan gurigana ay ku soo kordhayaan farxad iyo nashaad dheeraad ah.

siyaalaha la iskugu diyaariyo sariirta oo dhamays tiran ayaan idiin soo gudbinaynaa ka bogo oo meel mari.

hadaba sidee la iskugu diyaarshaa?
Habeenka aad rabtid in aad u raaxaysid ama aad la qaadatid
waqti xusuus mudan saaxiibtaa\kaa waa in aad:
nasataa maalinta ka horaysa adigoo seexanaya hurdo aan
lagaa dhex galin kuna seexanaya shayga ugu raaxada badan
ee aad heli kartid isla markaana seexanaya meel shanqar iyo
buuq ka dheer darajada kulaylkeeduna uu yahay mid aad u
dhexdhexaad ah.
qaado cunto wanaagsan oo u badan mid nafaqo leh adigoo iska
ilaalinaya in aad dareentid gaajo isla markaana cab sharaab uu
ku badanyahy vitamin­C isla markaasna jirkaaga ka uumi
baxa.

galabtii markii la gaaro guda gal hagaajinta iyo nadiifinta
jirkaag adiga oo ka bilaabaya ilkahaaga kuna xiginaya jirka
intiisa kale ku qabayso biyo aab kulalayn sidoo kale isticmaal
waxyaalaha jirka lagu nadiifiyo sida saabuun shaamboo iwm ha
ilaawin in aad cuntid waxyaalo cunto fudud ah oo u badan
qudaar iyo hal koob oo qaxweah

maqribka marka la gaaro qaado casho wanaagsan ­hadaad
ninka tahay guriga agagaarkiisa iska layrso, ­hadaad gabadha
tahay markaas waxaa kuu yaala shaqo aad u fara
badan qabays gaaban qaado ka dibna sariirtaad ama qolkaaga
iska sii tag adiga oo udug aad us sareeya isticmaalaya isla
markaana ku mashquulaya kala bixinta jirkaaga iyo timahaaga
5. cishaha marka la gaaro u diyaar garooba labadiinuba
raaxada ayadoo ay mid waliba kan kale ku caawinyo in jawigu
uu noqdo mid laga damacsanyahay in laga gaaro raaxo
dhamays tiran,
6. ciyaarta markaad bilowdid ha ku dagdagin in aad isla
markiiba labada geed afka isku galisaan ee ka hor mariya


baashaal iyo sheeko wadnaha taabanaysa mudo qiyaas ahaan
60 daqiiqo ah.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment