Nin dumashidi wasay aduunyo gadoon akhriso

Bulsha:- Haweenka qaarkood waxa jira in  niyadooda iyo qalbigooda uu saafi yahay haddii ay wax wanaagsan ku argaan saaxibadooda ama qof ay garanayaan sida qof wax ku ool ah , 

dabeecad wanaagsan ayaa waxaa suura gal in ninkeeda ay uga sheekeyso isla markaana waqti loo joogo iyo xili aan loo jooginba ka bad-badisa .


Arintaasi waxa ay keeneysa in qalbiga ninkeeda uu dhaqaaq sameeyo maxa yeelay haweenka ma garanayaan in qalbiga iyo dhagta ay mararka qaar indhaha ay wax ka hor jeclaadaan.


Mar walba waxaa laga yaabaa in haweeneydaas in ninkeeda ay kula nooleed farxad midda uga sareysa balse waxaa durbaba bilaabanaya in ay noloshii ay cakiranto oo ay wasaqoowdo , mana oga sababta taasi keentay , 




shaydaankiina goobta ayuu soo galayaa si uu dhameystiro bur burinta qoyskaasi maxaa yeelay waxa uu helay albaab uu ka soo galo .









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment