Daawo shukri cali oo cadeesay Bahalka dumarka qancin kara inta laga rabo

Bulsha:- Haweenka badankooda waxay raadiyaan nin bahal weyn leh, taas maxaa sabab u ah inay dhamaantooda ay iska dhaadhiciyaan arintaas, waxaad ogaataa marka hore xaqiiqa galmada dhabta ah, runtii gusk ragga oo naagta qacin kara ma aha midka weyn ama midka dheer keliya, ee waxaa weeye midka si fiican u istaagi kara dhaqsina biyaha aan ka imaanaynin, ninka haddii si dhaqsi uu u biyabbaxo naagta waxay dareemaysaa inuu liito, wayna nacaysaa galmadiisa, bahalka ninka hadduu gaarayo markuu kaco 10 santi mitir naag waa ku filan yahay, waayo naagaha badankooda waxay ka raaxaystaan cambarka afkiisa hore, faruuraha cambarka iyo kintirka meelaha u dhow haddii fircooni ay u gudan tahayna meela laga jaray kintirkeeda, laakin figradda bahalka dheer oo weyn inuu macaan yahay waxaa faafiyay habraha waaweyn, waxaa la sheegaa naagta marka ay gaarto inta u dhexaysa soddonka ilaa afartanka, kacsigeeda xoogga badan wuxuu u badalmaa murqaha ku jira gudaha siilkeeda, marka waxay u baahan tahay waqtiga galmada in meel dheer la gaarsiiyo bahalka, figraddaas ayay marka faafiyeen, waayo baahidooda ayay ka cabiraysaa arintaas, hadalka marka la soo koobo naagta u baahan bahalka dheer waa naagta da’da ah oo weyn, taasna naagaha oo dhanna ma aha, waa qaar, iyagana waxaa lagu qancin karaa midka gaaban haddii qaabab gaar ah loogu tago, markadhiloml

looma baahna ninka dhalinyarada ah hadda inuu ka walwalo bahalkiisa oo uu raadiyo sidii loo weyneyn lahaa, daawooyin ma la helaa oo bahalka lagu weyneeyo ayuu ku leeyahay, inuu galo ma aha baddan, waayo uma baahna, keliya ha ku dadaalo inuu iska ilaaliyo sinada iyo seegada (siigada), haddii labadaas uu iska ilaaliyo naag kasta waa qancin karaa, naag buuran iyo mid caato ama mid suxulbaruur ah ama mid gashaanti ah, sidoo kale waxaa laga rabaa ninka inuu aqoon u lahaado raaxada sariirta iyo naagaha waxa ay jecel yihiin, ma aha keliya raaxada wax adiga kugu kooban xaaskaaga laftigeeda way u baahan tahay inaad ugu raaxayso qaabka ayrabto foorar ama jiif ama fadhi ama istaag, naaskana waa muhim iyo ibta naasaha istiinakana ha ilaawin, istiinka ugu fiican oo dumarka ay ka helaan waa naaska in laga jaqo ama farjiga iyo kintirka laga leefo, taasna culimada qaar way fasaxeen qaarna way diideen, xitaa culimada soomaalida waxaa fasaxay Shekh Maxamuud Cabdulle Aaw cariif sidoo kale waxaa diiday sheekh Maxamed Cabdi umal halkaan ka maqal fatwadooda







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment