Faaidada naagaha garoobada ah laga dhaxlo xiliga galmada Daawo warbixin iyo xog cusub

Bulsha:-  waxay ku leedahay Inta badan haweenka labada naas midkood ayaa u nugul istiinka kacsiga , waxaa ninka laga rabaa in uu weydiiyo gabadha labada naas mid ay dareenka raaxada kacsiga ka hesho sidoo kale gabartana waxaa la gudboon in ay u sheegto naaska ay ka hesho waalida kacsiga .

Hadaba Sidoo sidee loo kicinayaa dareenka xubinta taranka gabarta , waxaana weli ku guda jiraan marxalada ka horeyso weerarka(labada xubin oo is gaara).

Marka si wacan loo soo istiimiyo labada naas oo dareenkooda la soo kiciyo waxaa ninka laga rabaa marka in uu kiciyo oo uu salaaxo mantiqada caloosha iyo xundhurta iyadoo daabasho tartiib ah lagu salaaxayo lana sii raacsiinayo shumin macaan.

Ka dib waxaa ninka laga rabaa in uu ka salaaxo oo uu ka kiciyo calaancasha labada lug waxa aadna ka soo bilaabeysa jilibka korkiisa illaa aad ka soo gaarto mantiqada xubinta taranka .

Mar waliba oo aad u dhawaato salaaxida xubinta gabarta waxaa sii xoogeysanaya arinta loo yaqaan Ciqaabta Loo Baahan Yahay balse ka digtoonaaw markaan in aad taabato xubinta , ku cel cel istiinka salaaxida calaancasha labada cagood adiga oo si tartiib u xanta-xanteynaya oo shuminaya , ogaaw haweenka aad ayay u jecel yihiin in laga dhunkado qeyb waliba oo jirkooda ka mid ah .Sidoo kale mantiqada ka sareeya xubinta taranka ee ay tinta ku daboolan tahay (meesha tininta bisiqda ka soo baxdo) oo ay ku jiraan qadar baruur ahiyo sidoo kale xididada kacsiga aad ayay uga helaan haweenka oo kacsi xadkiisa ka baxay ayay ka helaan.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment