DAAWO Fanaanka Nimcaan Hilaac Oo dhulka ku jiiday Beesha isaaq ee maamusha somaliland waxa uu yidhi malaayiin shacab ah ayeey xoog ku heestaan oo jecel midnimada soomaaliya

Bulsha:- Fanaanka Nimcaan Hilaac Oo dhulka ku jiiday Beesha isaaq ee maamusha somaliland waxa uu yidhi malaayiin shacab ah ayeey xoog ku heestaan oo jecel midnimada soomaaliya Nala Daawo oo Arag Fanaanka Codka Macaan Sida Weyna Loo Xiiseeyo Heesihiisa Nimcaan Hilaac Oo Qabiilka Uu Kasoo Jeeda Ka Hadlay Isago Sheegay In Qabiilkiisa yahay..

HALKAAN KA DAAWO






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment