Cilmibaaris waxay sheegeen kaadida in la sifayn karo

Bulsha:- Waxaa la dhahay aduunka haddii aad nooshahay wax kaa yaabiyo aad arkaysaa, 


koox cilmi baaris ah oo jooga jaamacad ku taalla dalka biljam ayaa waxay sheegeen inay iktishaafeen qalab lagu sifayn karo kaadida markaas oo kaadida la cabi karo, 

waxaan maxaad ku tilmaami lahayd ma cilmi baa ama waa dameernimo, waliba waxay dhaheen arintan waxay ku fiican tahay in lagu dabaqo wadamada dunida sedexaadka ah, 

taas macnaheeda waxay rabaan inay dadka masaakiinta kaadi cabsiiyaan, 

been sidaas baa loo sheegee waligeeda ma suurta galayso kaadi in la sifeeyo laga dhigo wax nadiif ah kaadi waa kaadi.






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment