Taleefanka Erdoghan ka soo hadlay oo malyuun riyaal lagu rabo

Bulsha:- Taleefanka ay wadatay wairaha CNNka turkiga ayuu kala hadlay madaxweynaha erdoghan habeenkii inqilaabka dhacay, 

taleefankaas waxaa raba inuu gato nin hantiile ah oo u dhashay dalka sacuudiga, 


wuxuu yiri waxaan bixinayaan malyuun riyaal sacuudi,   

tolow ninkan taleefankaas muxuu ka rabaa phone lacagtaas laga bixinayo maxaad dhihi lahayd.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment