Quruxda hablaha waxa laga eegaa 5 xubin ee haku masquulin Naasaha iyo dabada

Bulsha:-  Mar hadii laga hadlaa dumar waa arin casjiib ah taas in badan soo jidan karto dad badan kuwaas oo xiiseyay arimaha dumar waayo hablaha waa qeybta ugu horeysa ee bulshada wax ka badali kara waayo dumar hagagsan waa bulsho hagagsan.

Quruxda dumarka waa cajib sidaas darteed dad badan waxaa dhici karta quruxda is dhahaan dumarka quruxdooda waxaa ay ku jirtaa Naasaha iyo dabada sidaas mahan halkaan kuma jirto lakiin dhalinyarada hada joogta sidaas waa is dhihi karaan.

Quruxda Dumarka waxaa ay ku jirtaa ilaa dhowr meel hoos ka aqri meelaha ay ku jirto.



1: Wajiga

2: Bowdyaha

3: Timaha

4: indhaha

5: Hadalka







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment