HABABKAAN QATAR WAAYE DAAL MALAHA , WAANA LALA ILMEEYAA ….

Bulsha:-  Si aad u heshaan raaxoada macaan ee ciyaarta sariirta, Shumis.net ayaa ku siineysa noocyadaan aad ku gaari kartaan gariirka macaan taas oo adiga iyo gacalisadaada ka dhigeysa in aad si wacan u wada qaadataan baashaalinta.

Adiga oo qaadanaya dharka ugu macaan ee loogu tala galay xiliga wada ciyaarida tani ayaa waxa ay ka dhigeysaa gacaliyahaaga wax kale in uusan jeclaanin in uu daawado jirkaaga mooyee taasoo ku abuureysa dareen uu kugula ordo sariirta.

Luqada jirkaaga aad kala hadli karto gacaliyahaaga u adeegso ; hadaba habkani wax uu tusinayaa in aad u baahantahay galmada tani oo durbadiiba badaleysa xaalada uu ninkaaga ku sugnaa.

Kadib marka aad sariirta iskugu tagtaan marka hore baashaali ninkaaga adigoo barkin dheer ku seexinaaya si uu adiga dhan muuqaalkaaga u arko ilaa laga gaaro xiliga uu xadka ka baxayo.

Ogsoonow ciyaartani noocan ah kama wada haqab beelaysaan illaa iyo kolka aad qabaysiga aadaan oo weli aad isku sii baahnaaysaan.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment