DAAWO VIDEO :Dhaqidda Iyo Qurxinta Lugaha Si Dabiici Ah

Bulsha:- Kulanti wanaagsan, waa markale iyo qeyb cusub oo ka mid ah barnaamijkii aad wada jeclaydeen ee Cooking With Hafza.

Barnaamijka maanta waxa uu ka koobanyahay labo qeybood oo kala ah nafaqaynta timaha iyo qurxinta lugaha.

Qeybta koobaad ayay Hafsa Hassan  nagu tusinaysaa sida timaha loogu nafaqeeyo mask ka samaysan caanaha qumbaha, avocado iyo saliid saytuun (olive oil).

waxyaabaha aad ka faaidayso waxaa ka mid ah:

Timaha ayuu nafaqeeyaa
Timo daadashada iyo bidaarta ayuu kaa ilaalinayaa
Timaha ayuu kuu bixinayaa
Timaha ayaa kuu noqonaya kuwo dhalaalaya
waxaa uu kaa ilaalinaya qalaylka timaha
Waxaa ka ku jira borotiino.


Qeybta labaad ayay hafsa nagula wadaagaysaa sida lugaha loo dhaqo loona qurxiyo iyadoo la isticmaalayo waxyaabo dabiici ah sida cusbo, sonkor, saliid saytuun iyo liin dhanaan.

 HALKAAN KA DAAWO :







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment