Waa Maxay biyaha dhareerka ragga ka yimaado xilliga kacsiga?

Bulsha:-  asc Shabakadda bulsha wan kaga mahad celinaya sida dacad nimda ah oo ad umadada uga faideso sualahoda suasha alan wato manta waa ninka raga ah markuu kacsado xata asaga oo an xaskisa la jogin biyaha guska afkisa ka imado oo jijitama amana han biyaha cadiaga ah biyahas aad aye u adag yihin wana jijitaman mar walbo oo u kacsado marko uu raxesanayana wayba ka sii darayan biyahas cafimadka muxu ka yiri masa jirta wax lagu jojin karo misa ma yihin miyihi cadiga ah wax nusqaminayo tankale biyahaas ma kacsiga badan aya keno mise kacsiga yar dr adoo mahadsan suashaas aad igu jilci ciladas waxa qaba wa ninkega waqtina uma  usan helin inuu asaga ku waydiyo lkin anaiga aya ku waydiayay mahadsanid.

Jawaab:

Biyaha kor lagu xusay waa biyo dabiici ah ilaahay ayaana raga ku abuuray, waxayna yimaadaan xilliga kacsiga iyo baashaalka galmada ka horeeyo.
Wax dhibaato caafimaadeed ay keenaane ma jirto, rag khaas ay u tahayne ma jiraan.

Wixii intaa dheer oo faahfaahin ah waad na waydiin kartaa.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment