Madooneysaa In Maalin kasta Raaxo iyo Wasmo lagugu Yimaado+ Kuna Joojiso Siigada kana Baaxado Kacsiga Faraha Badan

Bulsha:-  Raaxadu waa mid u ilaahey siiyay qof kasta oo aadanaha waana qeeyb kamid ah bulshada Raaxada la siiyay , Markaan ka hadalno Somalida waxaa waayadaan ku soo badanayay Dhalin yarada oo la aragayo iyagoow Ku sii qul-qulayo dhanka Suuliga ama Musqusha kuwaas oo galmo niyada ah ka sameeynayo iyagoow guskooda mariyo candhuuf ama shaampo amama Saabuun, Waana mid qof kasta oo somaliya

Waayihiisa dhalinyaro sameeyn jiray ama u hadda sameeyo, Hadda Maanta tahay Akhristaha shabakadda Allshukaansi.com waaan ku haayaa saaxiib inaad Ka maaranto Siigada noqoto qof raaxo lagu yimado kaana helyaan Qof walbo markuu argo muuqaalagaada waxaana kamid ah:-

Marka hore Kalsooni sii naftaada ogoow inaaysan jirin qof kaa qurxoon dunida cadaan iyo madoob adiga mooyee .

Sameeyso 7 surwaal iyo 3 shaati iyo 4 funaad oo ah kuwa ugu quruxda badan dhanka labiiska mar walbana ku dadaal nadafadooda dhargaas kuna Xareey meel huur ah labada shay aad xirantahay marka laga reebo.

Noqo mid lawada wakhti subaxa iyo galabta Badiyo qubeeyska kuna dadaalo nadaafada ogoow qof walbo intuu ka wax aqris badanyahay ayuu ka hadal badanyahay badso Aqriska arimaha jaceeylka si gabdha inta badan sheeko badan ugu sheegeyso.

Noqo qof fur furan oo xanaaq badneen markasta oo laga xanaajiyo qosol muuji hadii goobtaas lagaga xanaajiyo qosol badan ku macaslameey .

Waxaa muhiim ah inaad ku daadaasho Afartaas Qodob iyadoow aay jiraan qodobo muhiim ah oo aan idin qarineeyno hadii aad u bahantahay maclumaad intaas dheeraad ah Nagala soo Xidhiidh Viber , Iyo Whats App Sii aan ku sii siino maclumaad intaas dheeraad ah :








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment