Ma Isku Aragtey Wahsi Dhanka Galmada & Hurdada Sariirta Ah Hadaba Xal Ayaa Laguu Hayaa Ee ..

Bulsha:- Kulan Wacan oo Wanaagsan Aqristayaasheena Sharafta leh Meel Kasta oo Aad Joogtaan HEEGAN24.NET  Waxaan Maanta idiin Soo Gudbineynaa Qormo aad u  Soo jiidantoota  Isla markaana  aan  Fileynno in uu si weyn aad uga heli doon taan. Taa soo ku saabsan Cuntada uu Qofku qaato maalintii.


Cunada ayaa door weyn ka ciyaarta xariirka sariirta gaar ahaan ragga , waxaana jira cunooyin awood dhanka sariirta ah siiya ragga.

Mooska waxa uu dajiyaa neerfaha: waxa qasab ah in ninkaada uu helo deganaasho iyo raaxo ka dib maalin dheer oo shaqo ah , waxaana la xaqiijiyay in mooska uu yahay neerfo dajiya dabiici ah maxaa yeelay waxaa ka buuxa maadada Magnesium, waxa uuna mooska gacan ka geystaa helista xariir macaan oo labada lamaane ah .

Joos isna waxaa laga helaa firfircooni: waana cuno aan dharag laheyn , waxaad kaloo ku dhex karin kartaa cunada siiba bariiska .

Qaadashada malabka waxa ay kordhisaa Tamarta: hal qaando oo malab ah oo aad subuxii qaadato ayaa ku filan in ay wax ka badasho xaaladaada dhanka sariirta .

Qarfaha isna waxa uu si wacan uga shaqeeysiiyaa wareegga dhiigga:
sido kale awooda ayay xoojineysa ee gabaryaheey cabitaan qarfo laga sameeyay u diyaari odayga oo biyo kar karsan ugu samee oo aad ugu yaraan 10-daqiiqo dabka saarnaa.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment