Aqriso: Naagaha Garoobada Faa’idada Iyo Khaasaraha Ay Leeyihiin.

Bulsha:- Naag garoob guurkeeda  wuxuu leeyahay faa’ido iyo khasaaro
marka hore waxay ku xiran tahay naagta garoobta waxa loo soo furay, haddii loo soo furay ceeb ama xumaan ay wadato inta badan kama hari karto dabeecaddaas loo soo furay, haddii ay fiican tahay oo dabeecad xumida uu ninkeeda leeyahay, waxaa dhici karta inay fiican tahay, taas waa guud ahaan.
marka aan ka hadalno faa’idada garoobta ay leedahay.

waxay leedahay garoobta seddex faa’ido
1- galmada ninka ayay u roon tahay dhanka sheekada iyo dhiirranaanta
2- guurka aad bay u ilaaliysaa waayo waxay ka baqaysaa mar labaad in la furo
3- waxay ku dheeraysaa sida ninka loo dhaqaaleeyo xagga cuntada

ceebaha ay leedahayna waa dhowr ceeb laakin waxaan ka soo qaadanaynaa labada ceeb ugu daran
1- inta badan waxay sheegtaa ninka soo furay oo kaaga soo horreeyay siiba markaad isku xanaaqdaan
2- mar kasta waxay isu barbardhigtaa adiga iyo ninka soo furay,







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment